Isticmaalka Mooto Bajaajta oo Saameeyay Shaqooyinka Muruq Maalatada Jowhar.

0
101

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Qaar kamid ah muruqmaalatada ku shaqeeya gawaari gacanka magaalada Jowhar ayaa cabasho xoogan ka muujiyay shaqo la’aan ay la kulmeen, taas oo ay ku sababeeyeen tirada sii kordheysa ee mootooyinka Bajaajta ee ku soo badanaya magaalada.

Waxaa soo jeedineysa : – Sahro Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here