Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Magaalada Boosaaso ayaa laga furay Tababarka Gudiyada Korjoogteynta Booliska iyo qiimeynta adeega Saldhigyada.
Tababarkaan ayaa iska kaashaday wasaaradaha amniga ,cadaaladda Puntland iyo hay,adda UNDP .
Waxaa SooJeedinaya:- Cabdi Fitax Axmed Maclow