Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Ilaa 30 arday oo Baratay Cilmiga Computer & Caafimadka ayaa u fariistay Imtixankoda Kama Dambeska Ah Machadka Rajo ee Magalada Jowhar Mucalim Cabdi fitax Cali Cusman Oo Kamid ah Barayasha Machadka Ayaa Noga warbixiyey Qaabka Uu Udhacay Imtixanadka.
Waxaa SooJeedinaya:- Cabdi Fitax Axmed Maclow