Xaalad dhanka nolosha ah oo soo wajahday qoysas ku nool tuulooyin Hoosyimaada Jowhar.

0
57

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Tuulada Bulafeermo oo ku taalla duleedka magaalada Jowhar ee gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa wajahaysa duruufo nololeed oo adag, sida ay sheegeen dadka deegaanka. Bulshada ku dhaqan tuuladan oo tiradooda lagu qiyaasayo boqolaal qoys ayaa ka cabanaya baahi weyn oo dhanka adeegyada aasaasiga ah, sida caafimaadka iyo waxbarashada.

waxaa soo jeedineysa : – Xaliimo Cali.

xaa

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here