Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Qaramada Midoobay waxay Maalinta Caalamiga ah ee Ka Hortagga Tahriibinta Dadka u asteysay sanadkii 2013 si loogu baraarugo halista iyo baaxadda dambiyada la xiriira tahriibinta dadka.
Soomaaliya waxa ay ka mid tahay meelaha uu aadka uga jiro khatarta tahriibinta dadka. Dhalinyaro badan ayaa loo khiyaaneeyaa shaqo dibadda ah, waxaana lagu beegsadaa xaaladdooda dhaqaale ee liidata.
Waxaa soo jeedineysa : – Sahro Cabdi.