Shir ku saabsan isku xirka adeegyada bangiyada iyo Kaarka Aqoonsiga Qaranka oo Muqdisho lagu qabtay

0
48

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Hay’adda Diiwaangelinta Dadweynaha iyo Aqoonsiga Qaranka ee (NIRA) ayaa magaalada Muqdisho ee casimada dalka ku qabatay shir ku saabsan isku xirka adeegyada bangiyada iyo Kaarka Aqoonsiga Qaranka.

Waxaa soo jeedineysa : – Sahro Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here