Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Ganacsatada Iibisa Digirta Gaduudan Suuqyada Magaalada Jowhar Ayaa Sheegtay In Sara Kac Xoogan Ku Yimid Qiimaha Iibka Digirta, Arinkan Ayey Ganacsatadu Ku Sheegen in uu Sababay Hoos udhac ku yimid Tacabka Digirta & Fatahaada webiga shabelle oo is Biirsaday.
Waxaa soo jeedinaya : – Cabdfitax Axmed.