Dowladda Soomaaliya oo shaacisay in ay soo Iibsatay labo diyaaradood oo gaar ah.

0
57

Jowhar- ( Radio Isnaay ) – Dowladda Soomaaliya ayaa shacisay In dhowan Aay soo iibsatay laba diyaaradood oo nuucoodu yahay Airbus A320 ahna Soomaali Airlines, kuwaas oo ku howl gali doono muddo laba bilood gudahood ah.

Waxaa soo jeedinaya : – Cabdifitax Axmed.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here