Wasiirka Arrimaha Dibadda oo booqasho ku tegay Safaaradda Soomaaliya ee Qatar

0
97

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa maanta booqday xarunta Safaaradda Soomaaliya ee magaalada Doha, caasimadda dalka Qatar.

Waxaa SooJeedinaya:- Cabdiwali Tima Cadde

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here