WARARKA Warbixin Gaar ah oo ku Saabsan Maalinta Caalamiga ah Ee Cagaarshowga Adduunka By admin - July 28, 2025 0 87 FacebookTwitterPinterestWhatsApp Jowhar – ( Radio Isnaay ) – sanad walba 28-ka Luulyo. Waa maalin muhiim u ah bulshada caalamka, si looga wacyigeliyo halista cudurka hepatitis-ka, loona dhiirrigeliyo tallaabooyin lagu baabi’in karo. Waxaa SooJeedineysa :- Sahra Cabdi Xuseen https://radioisnaay.so/wp-content/uploads/2025/07/Warbixinta-Cagaarshowga-By-Zahro-28.mp3 Share this:FacebookX