Sare ukac ku yimid Qiimaha la iibiyo qudaarta basasha & Basbaaska ee Magaalada Jowhar.

0
68
Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Magaalada Jowhar waxaa todobaadyadii la soo dhaafay laga dareemayay sare u kac xooggan oo ku yimid qiimaha qaar ka mid ah khudaarta la isticmaalo maalin kasta, gaar ahaan basasha iyo basbaaska, taasoo keentay cabasho ballaaran oo ka imaaneysa shacabka magaalada.
Waxaa SooJeedineysa:- Xaliima Cali Ibrahim.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here