Isbedel dhanka adeegyada Caafimaadka Oo Laga dareemaya Deegaanka Awdiinle

0
67
Screenshot

Jowhar – ( Radio Isnaay ) –  Degaanka awdiinle ee gobolka baay ayaa waxaa ka jira isbedel koror Dhanka arimaha Caafimaad ee ay bulshada ka heleyaan xaruumaha Caafimaadka ee ka jira degaanka kuwaasi oo ay badankoodi leeyihin Shaqsiyaad gaar ah ayigoona adeegyo caafimad oo kala duwan ay Siyaan bulshada degaanka iyo Tulooyinka Hoosyimaada.

Waxaa SooJeedinaya:- Nuur Maxamed Cabdi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here