Horumar dhanka Dhanka Waxbarashada oo laga dareemayo Dhoobleey.

0
8

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Degmada Dhoobley ee Gobalka Jubbada Hoose ayaa waxaa ka socda Horumaro Waxbarasho taasi oo ay da’yartu ku dhiiradeen inay aadaan goobaha Waxbarashada waxaana Degmada ku yaala Goobo badan oo iskugu jira Maadi iyo Diini Intaba.

waxaa soo jeedineysa : – Sahro Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here