WARARKA Isbitaal Cusub oo laga hirgeliyay Magaalada Baladweyne. By admin - July 26, 2025 0 48 FacebookTwitterPinterestWhatsApp Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Maamulka isbitaalka Iliyiin iyo Duqa Magalada Baladweyne Nadar Tabaax Maalin ayaa si wada jir ah u xarig jaray isbitaalka iliyiin oo dhowaan laga hirgaliyay Magaalada Baladweyne. Waxaa soo jeedinaya ;- Cabdicasiis Xasan. https://radioisnaay.so/wp-content/uploads/2025/07/CABDICASIIS-BALADWYENE.mp3 Share this:FacebookX