Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa waxaa ku nool haween badan oo nolol maalmeedka qoysaskooda ka mareeya karinta cunnada iyagoo ka shaqeeya maqaayadaha yaryarka.
waxaa soo jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan.