Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Shiikh Maxamed Faraax Shiiloow oo ka mid ah culimada magaalada Jowhar ayaa bulshada ugu baaqay inay si weyn uga shaqeeyaan ilaalinta nadaafadda, si loo helo bulsho caafimaad qabta oo ka fogaata cudurrada faafa
waxaa soo jeedineysa : – Sahro Cabdi.