kulan looga hadlayay dhibaatooyinka Tahriibka oo lagu qabtay Kismaayo

0
89

Jowhar – ( Radio Isnaay ) –  Guddoomiyaha Ururka Dhalinyarada Degmada Kismaayo, Abaadir Cabdiraxmaan Beeshi, ayaa hadal muhiim ah ka jeediyay kulan ballaaran oo lagu qabtay magaalada Kismaayo, kaas oo diiradda lagu saarayay ololaha wacyigelinta khataraha iyo dhibaatooyinka tahriibka ee dhalinyarada Soomaaliyeed.

Waxaa SooJeedineysa:- Xaliima Cali Ibrahim

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here