Isticmaalka Baareylaha oo ku soo badanaya Magaalada Jowhar

0
61
Jowhar – ( Radio Isnaay ) –  Magaalada Jowhar, ee gobolka Shabeellaha Dhexe, waa mid ka mid ah meelaha ugu khayraadka badan Soomaaliya marka laga hadlayo wax-soosaarka beeraha.
Haweenka soo gura cagaarka ama bareeylaha ayaa ah kuwa nolasha qoyskooda Ka mareeya shaqo adag waxay subaxdii hore u baxaan beero ku yaal duleedka Jowhar ama meelaha u dhow wabiga Shabelle halkaas oo ay ka goostaan caleemaha Marka ay soo guraan waxay keenaan suuqa si ay u ibiyaan.
Waxaa SooJeedineysa : Sahra Cabdi Xuseen

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here