Dhalinyarada Jowhar oo ka hadlay muhiimada ay leedahay doorashada Qof Iyo Codka ah

0
47

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Magaalada Jowhar ee caasimadda Hirshabelle waxaa ka socda qaadashada kaarka diiwangalinta Doorashooyinka oo dhawaan Madaxweynaha Hirshabelle uu ka daahfurey Magaalada waxaana ilaa 5 xarumood oo magaalada ah ka socda qaadashada kaarka.

Waxaa SooJeedinaya:- Nuur Maxamed Cabdi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here