Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Wasiirka Xanaanada Xoolaha, Dhirta iyo Daaqa Dowlada Galmudug Mudane, Abdullahi Abdirahman (Tootoole) ayaa xariga ka jaray xarumaha keydka calafka Xoolaha ee Degmoyinka Galkacyo, Bandiradley iyo Deegaanka Xaarxaar oo hostaga Galkacyo.
Waxaa soo jeedinaya : – Nuur maxamed.