Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Ardayda ka qalinjebinaysa Kuliyadaha Beeraha iyo Caafimaadka ee Jaamacadda Zamzam ayaa si rasmi ah u difaacday buuggooda cilmiyeed, taasoo ah tallaabo muhiim ah oo qeyb ka ah dhammeystirka heerka koowaad ee waxbarashadooda jaamacadeed.
waxaa soo jeedineysa : – Sahro Cabdi.