WARARKA Dowladda Soomaaliya oo dalka dib ugu soo celisay 14 muwaadin. By admin - July 22, 2025 0 58 FacebookTwitterPinterestWhatsApp Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Dowladda Soomaaliya ayaa dalka dib ugu soo celisay 14 muwaadin kuwaas oo laga soo daayay xabsiyo ku yaala dalka Suudaan. waxaa soo jeedinaya : – Nuur Maxamed. https://radioisnaay.so/wp-content/uploads/2025/07/Muwaadiniin-lasoo-celiyey-By-Shiine.mp3 Share this:FacebookX