Wasaaradda Haweenka Hirshabeelle oo Waalidiinta ugu baaqay in ay la socdaan Carruurtooda

0
44
Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Agaasimah guud ee Wasaarada haweenka Iyo xaquuqul insaanka maamulka Hirshabelle ayaa walidiinta reer jowhar iyo guud ahaan Somalia ugu baaqday in caruurtooda baraan dhaqanka iyo anshax suban si loogu hortaago waxyabah sameynta ku yelan karta qoyska.
Waxaa SooJeedinaya:- Sahra Cabdi Xuseen

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here