Sare u kac ku yimid qiimaha la iibiyo Saliida Macsarada Jowhar

0
48

Jowhar – ( Radio Isnaay ) –  Ganacsada Iibiya Saliida Macsaradda Suuqyada magaalada jowhar oo wareysi siiyey radio isnaay ayaa ino sheegay in Qiimaha Iibka Saliida Macsarada laga dareenayo Sara kac kaasi oo aay U sababeyen Sarakac ku yimiid Qiimaha Sisinta suuqyada jowhar.

Waxaa SooJeedinaya:- Cabdi Fitax Axmed Maclow

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here