Ganacsatada iibiso qudaarta Magaalada Jowhar oo walaac ka muujiyay sare ukac ku yimid Qudaarta

0
45

Jowhar – ( Radio Isnaay ) –  Magaalada Jowhar, oo ah caasimadda dowlad-goboleedka Hirshabelle, ayaa maalmihii u dambeeyay waxaa si weyn looga dareemayaa sare u kac ku yimid qiimaha qudaarta cagaaran ee suuqyada waaweyn.

Waxaa SooJeedineysa :- Xaliima Cali Ibrahim

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here