WARARKA Hay’adda Aqoonsiga Qaranka NIRA oo laga Hirgaliyay Jowhar By admin - July 20, 2025 0 42 FacebookTwitterPinterestWhatsApp Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Magaalada Jowhar waxaa lagu qabtay munaasabadda furitaanka laanta Hay’adda NIRA ee Maamulka Hirshabeelle. Waxa soo jeedinaya : – Nuur Maxamed. https://radioisnaay.so/wp-content/uploads/2025/07/NIRA-JOWHAR-BY-SHIINE.mp3 Share this:FacebookX