Munaasabad lagu dhiirigalinaayay Arday baratay Qur’aanka Kariimka oo lagu qabtay Baladweyne.

0
36

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – In kabada 95 arday oo dhameeysey Qur’aanka kariimka, iyo hingaada islamarkaana ka aflaxday Madarasadda Nasru diin ayaa munaasabada qalin jabin ah loogu qabtay magaaada Baladweyne ee xarunta Gobalka Hiiraan.

Waxaa soo jeedinaya ; – Cabdicasiis Xasan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here