Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Shacabka ku nool deegaanka xeebeedka Fuumo Baajuni, oo ka tirsan gobolka Jubada Hoose ee dowlad-goboleedka Jubbaland, ayaa codsi degdeg ah u diray hay’adaha samafalka iyo dowladda hoose, iyaga oo ka dalbanaya in wax laga qabto baahiyaha nololeed ee aasaasiga ah ee deegaankaasi haysata.
waxaa soo jeedineysa : – Xaliimo Cali.