Maxkamadda Gobolka Shabeellaha Dhexe oo muwaadin Soomaaliyeed ku wareejisay dhul si sharci darro ah looga heystay.

0
40

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Maxkamadda Gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa si rasmi ah gacanta ugu celisay muwaadin Soomaaliyeed oo lagu magacaabo Buubaal Maxamuud Beyle gurigiisii si sharci darro ah looga haystay muddo ku dhow labaatan sano.

Waxaa soo jeedineysa : – Xaliimo Cali.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here