Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Dood cilmiyeeda ku saabsan kal-tirsiga sanadka Soomaalida ee Dabshidka oo ya kasoo qeyba galeen masuulin ka tirsan dowlad federal Somalia aqoonyahani ayaa lagu qabtay xarunta Akadeemiyadda Cilmiga, Dhaqanka iyo Suugaanta.
Waxaa soo jeedineysa : – Sahro Cabdi.