Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Wasiirka Wasaaradda Beeraha Iyo Waraabka Dowladda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xildhibaan Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye), ayaa Magaalada Muqdisho ka daahfuray Tababar ku Saabsan Beerashada Casriga ah.
Waxaa soo jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan.