Shacabka Jowhar oo Rajo wanaagsan ka muujiyay Diiwaangalinta Codbixiyaasha doorashooyinka dalka.

0
48

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Shacabka ku nool magaalada Jowhar ee caasimadda Hirshabelle ayaa si weyn u soo dhaweeyey bilaabista diiwaan-gelinta doorashooyinka tooska ah ee qof iyo cod, taasoo maalintii Axadda ahayd ka bilaabatay Jowhar.

Waxaa soo jeedinaya : – Nuur Maxamed.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here