Liiska 10 magaalo ee ugu nabadda badan Adduunka oo la shaaciyay.

0
22

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Ururka EIU ayaa soo saaray liiska 10-ka magaalo ee ugu nabadda iyo nolosha wanaagsan Adduunka.

Tobkan magaalo ee ugu nabadda iyo nolosha wanaagsan ayaa kala ah Copenhagen, Denmark, Vienna, Austria (tied), Zurich, Switzerland (tied), Melbourne, Australia, Geneva, Switzerland ,Sydney, Australia, Osaka, Japan (tied), Auckland, New Zealand (tied), Adelaide, Australia
Iyo Vancouver, Canada.

Sanadkan 2025-ka wax weyn ayaa ayaa iska badalay kala sareynta kaalmaha magaalooyinka iyadoo kaalinta koowaad ay hoos uga degtay magalaada Vienna, waxana kaalinta koowaad soo gashay magaalada Copenhagen.

Waxybaaha sanadkan lagu kala tagay waxaa ka mid ah ammaanka, kabayasha dhaqaalaha, tacliinta iyo siyaasadda.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here