Dhismaha Iskuulka deegaanka Bacaad ee gobolka Hiiraan oo la dhagax dhigay.

0
42

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Guddoomiyaha gobolka Hiiraan Muuse Salaad Wehliye oo aay wehliyaan Wasiiru Dowlaha Wasaarada xanaanada xoolaha maamulka Hirshabeele Maxamed Cabdiraxmaan Axmed iyo gudoomiyaha Degmada Beledweyne Cumar Cismaan Calasow ayaa si wadajir u dhagax dhigay dhismaha iskuulka sare Cabdi Cismaan Cosoble ee deegaanka Bacaad gobolka Hiiraan kaasi oo lagu dhisayo si isku tashi ah.

Waxaa soo jeedineysa : – Sahro cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here