Shaxda Ugu Fiican Tartankii Koobka Kooxaha Adduunka Oo La Soo Saaray.

0
47

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Waxa la soo saaray shaxda ugu fiican tartankii koobka kooxaha adduunka ee lagu soo gaba-gabeeyay dalka Maraykanka.

Kooxda chelsea ayaa kor u qaaday koobka kooxaha adduunka iyaga oo garaacay kooxda PSG kulankii FInal-ka tartanka.

Kadib dhamaadka tartanka waxa la soo saaray shaxda ugu fiican ee tartankii lagu soo gaba-gabeeyay dalka Maraykanka.

Kooxda laga qaaday koobka ee PSG ayaa si lama filaan ah shaxda ugu leh xiddigaha ugu badan iyaga oo ku leh 6 xiddig.

Kooxda chelsea oo ku xigta ayaa shaxda ku leh 4 xiddig halka ay kooxda fluminense ayaa shaxda ku leh hal xiddig.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here