Qorshaha Qaran ee ka hortagga cudurka cagaarshowga oo laga daahfuray Muqdisho.

0
46

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo daryeel bulshada Dowladda Federaalka Soomaaliya  ayaa magaalada Muqdisho ee casimada dalka Ka daah-furtay shirka wadatashi qaranka oo ku saabsan Qorshaha Qaran ee ka hortagga iyo xakameynta cudurka Cagaarshowga gaar ahaan nocayadiis (B iyo C) ee Shanta sano sanno ee soo socta 2025–2030.

Waxaa soo jeedineysa : – Sahro cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here