Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Dhalinyaradu waxay door muhiim ah ka ciyaaraan nabad dhisidda iyo xalinta khilaafaadka, gaar ahaan marka la joogo bulshooyinka ay saameeyaan dagaallada, is-faham la’aanta, ama kala qaybsanaanta bulshada.
Waxaa soo jeedinaya : – Nuur Maxamed.