Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Waxaa Magaalada Jowhar ee caasimadda Hirshabelle laga dareemayaa sare u kac ku yimid qiimaha dahabka ee suuqyada magaalada Jowhar taas oo soo saameyn ku yeelatay ganacsatada iyo dadka iibsada.
Waxaa soo jeedinaya : – Nuur Maxamed.