Saxiixyada Ay Arsenal ilaa Haatan Samaysay Suuqa Xagaaga.

0
7

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Kadib markii ay si Degen ku bilaabatay suuqa kala iibsiga Xagaaga Arsenal ayaa si dar-dar leh u socota todobaadyadii uGu dambeeyay.

Arsenal oo kaalinta 2-aad ka gashay premier League xilli ciyaareedkii 3-aad oo xidhiidh ah ayaa doonaysa in ay wacdaro dhigto suuqa.

Gunners ayaa ilaa haatan samaysay 4 saxiix oo ay ku xoojinayso kooxdeeda iyada oo boos walba ula soo wareegtay ciyaarto ay ku xoojiso.

Arsenal ayaa saxiixeedii ugu horeeyay ka dhigtay Goolhaye Arrizabalaga kaas oo ay kala soo wareegtay kooxda Chelsea.

Halkan Kaga Bogo saxiixyada Arsenal ee ilaa hatan suuqa xagaaga.

Kepa Arrizabalaga

Martin Zubimendi

Christian Nørgaard

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here