Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Xafladaan ayaa ahayd mid si gaar ah loo soo agaasimay, iyadoo ay kasoo qeyb galeen madaxda Jaamacadda, qaar kamid ah ardayda hore u qalin-jebisay, iyo marti sharaf kale oo isugu jiray aqoonyahanno, waalidiin, iyo bulshada qeybaheeda kala duwan ee Magaalada Kismaayo.
Waxaa SooJeedianay:- Cabdiwali Tima Cadde