Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka JFS ayaa shir gudoomiayay shirka gudiga isku xiraka hey’addaha fuliya arrimhaa tallaalka waxaana magaalada muqdisho ku qabsoomay shirkaasi ka soo qeyb galay wasiiru dolwaha wasaaradda Caafimaadka Galmuudg, agaasimaha guud ee wasaaradda. Dr Cali Xaaji Aadam
Waxaa SooJeedineysa:- Xaliima Cali Ibrahim