Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Hay’adda Tadamun Social Society iyo Xarunta Gargaarka iyo Arrimaha Bini’aadantinimada ee Boqor Salman ayaa u kala saxiixday heshiis muhiim ah oo ku saabsan dhismaha kaabayaal nololeed oo cusub oo laga hirgelinayo deegaanka Luglow, oo ku yaalla waqooyiga magaalada Kismaayo, gobolka Jubbada Hoose.
Waxaa SooJeedineysa:- Xaliima Cali Ibrahim