Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo Haweenka Muqdisho kala hadlay Horumarinta dowladnimada.

0
64

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo kulan la qaatay boqollaal ka mid ah haweenka Soomaaliyeed ee ku dhaqan caasimadda, ayaa kala hadlay xoojinta doorka ay ku leeyihiin dowladnimada, difaaca dalka, doorashooyinka, dhammeystirka dastuurka, dib-u-heshiisiinta iyo xoojinta midnimada.

waxaa soo jeedineysa : – Xaliimo Cali.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here