Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug, Mudane Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor), ayaa shacabka Galmudug ugu baaqay in ay si dhab ah uga shaqeeyaan nabadda, wadajirka, iyo horumarka deegaanadooda.
waxaa soo jeedinaya : – Nuur Maxamed.