Tababar ku saabsan maareynta qataraha baraha bulshada oo lagu qabtay Muqdisho.

0
46

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Wasaaradda warfaafinta, dhaqanka iyo dalxiiska ee Xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa si rasmi ah u soo xirtay kulanka Wadatashiga siyaasadda Qaran ee Maareynta Khataraha Isticmaalka qaldan ee Warbaahinta Bulshada kaas oo socday muddo laba maalmood ah.

waxaa soo jeedineysa : – Sahro Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here