WARARKA Kulan ku Saabsan dardargelinta dhismaha wadooyinka oo laga daahfuray Jowhar. By admin - July 8, 2025 0 8 FacebookTwitterPinterestWhatsApp Jowhar – ( Radio Isnaay ) -Wasaaradda Howlaha Guud ee Maamulka Hirshabeelle ayaa magaalada Jowhar ka daahfurtay kulan wadatashi ah oo ku saabsan dardargelinta dhismaha wadooyinka iyo horumarinta caasimadda. Waxa soo jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan. https://radioisnaay.so/wp-content/uploads/2025/07/CABDICASIIS-KULAN-JOWHAR.mp3 Share this:FacebookX