Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Maamulka iyo ardayda Iskuulka Caafimaadka Ileeys ayaa adeegyo caafimaad oo isugu jira Daaweeyn iyo baaritaano ka sameeyay Kaamka Daanyeera oo ku yaalo duleedka Waqooyiga Baladweyne.
Waxaa soo jeedinaya : – Cabdifitax Axmed.