Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Xafladaan Ayaa Uu ujeedkeda Ahaa Mid lagu Maamuusayay 10 Sanno Guuradii ka Soo wareegatay Markii la Aas aasay Machadka rajo oo ah machad lagu barto Culuumta Caafimaad , Comtuterka & Xirfadaha farsamada gacanta.
Waxaa soo jeedinaya : – Cabdifitax Axmed.