Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Taliyaha Booliska Dhuusamareeb Dhame Nuur Cilmi Maxamed oo shir jaraa’id ku qabtay saldhiga booliska Dhuusamareeb ayaa ka hadlay amniga guud ee caasimadda Galmudug,Taliyaha ayaa shacabka ugu baaqay in ay si dhow ula shaqeeyaan ciidamada ammaanka si loo xoojiyo nabadda iyo xasilloonida Sidoo kale, wuxuu ganacsatada ku amray in ay xirtaan “Caamiro CC”, taasoo qayb ka ah dadaallada lagu sugayo amniga caasimadda.
waxaa soo jeedinaya : – Nuur Maxamed.