Dowladda Soomaaliya oo Koonfur Afrika kala Hadashay Xoojinta Xiriirka labada dal..

0
37

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga SoomaaliyaMudane Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa kula kulmay magaalada Pretoria, dhiggiisa, Wasiirka Xiriirka Caalamiga iyo Iskaashiga ee Jamhuuriyadda Koonfur Afrika, isaga oo kala hadlay siyaabaha lagu xoojin karo xiriirka labo geesoodka iyo ballaarinta dhinacyada iskaashiga.

waxaa soo jeedinaya : – Cabdiweli Axmed.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here